Siyaasi Cali Guray Oo Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Xiligan Laga Filan Karo Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Xiligan Laga Filan Karo Madaxwayne Biixi.
February 22, 2024 - Written by Editor:

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali  Guray Oo kamid ah haldoorka reer somaliland Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Xiligan Laga Filan Karo Madaxwayne Biixi maadama uu soo dhamaatay ansixinta xeerkii isasaarka doorashooyinka ee labada gole

sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in madaxwaynuhu ka qabo doorashada tartanka lala galayo ilaa uu khad helana aanu ku dhiiraynayn in uu doraashadii qabto

dhanka kale siyaasi cali guray ayaa fariin culus udiray shacabka reer gabiley.

COMMENTS
LINKS