Shirkada Telesom Oo Ku Guulaystay Shahaado Caalamiya Iyo Sobobta Ay ku Mutaysatay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Oo Ku Guulaystay Shahaado Caalamiya Iyo Sobobta Ay ku Mutaysatay!
February 21, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkadda Telesom ayaa ku guuleysatay shahaadooyinka ay bixiso hay’adda caalamiga ah ee International Organization for Standardizations (ISO).  Shahaadooyinkan  oo kala ah: Nidaamka Maamulidda tayada (QMS), Nidaamka Maamulaka Caafimaadka Shaqaalaha iyo Badqabka Goobaha Shaqada (OHSMS), Nidaamka Dhawrista Deegaanka (EMS) iyo Nidaamka Maamulidda Amniga Xogta (ISMS).

COMMENTS
LINKS