Maydka Marxuuum Cabdinaasir Muuse Oo Maanta Laga Soo Dejiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa Iyo Xukuumada Oo War Kazoo Saartay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuuum Cabdinaasir Muuse Oo Maanta Laga Soo Dejiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa Iyo Xukuumada Oo War Kazoo Saartay
February 24, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maydka Alle Haunaxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhawaan si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho oo uu ka shaqayay haayadaha duuliska ayaa maanta maydkisii la keenay hargaysa halkaasi oo ay xukuumada Somaliland sheegay in baadhitaano lagu samayn doono qaabkii loo diley

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS