Maydka Marxuum Cabdi Xaaji Oo ku Geeriyooday Garoowe Ayaa Laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maydka Marxuum Cabdi Xaaji Oo ku Geeriyooday Garoowe Ayaa Laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargaysa
February 27, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee marxuum cabdi xaaji xasan abraar oo ka shaqaynayay haayada duulista somaliya ayaa maalintii shalay ku geeriyooday magaalada garoowe ee maamulka goboleedka punthland kaasi oo geeridiisu dhalisay dareeno shaki abuuray

Marxuumka cabdi xaaji oo ahaa muwaadin kazoo jeeda Somaliland ayaa galabta maydkiisa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa

Xubnka kamid ah ehelada marxuumka ayaa sheegay in maalinta bari lagu aasi doono magaalada gabiley/

COMMENTS
LINKS