Masaajid Laga Hirgaliyay Degmada Gacma Dheere Ee Magaalada Hargaysa Oo Xadhiga Laga Jaray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masaajid Laga Hirgaliyay Degmada Gacma Dheere Ee Magaalada Hargaysa Oo Xadhiga Laga Jaray!
February 1, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masaajid cusub oo laga hirgaliyay degmada gacma dheere ee magaalada hargaysa ayaa xadhiga laga jaray kaasi oo daahfurkii ay ka qaybgleen Culimo awdiin masuuliyiin iyo bulshada kala duwan ee xaafada laga dhisay masaajidkan.

COMMENTS
LINKS