|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa.
February 15, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland wasiirka xanaanada xoolaha iyo xubno kale oo xukuumada katirsan ayaa saaka garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir Riyaale Kaahin oo dalka kusoo guryo noqday Ex Madaxwayne riyaale ayaa ka haday soo dhawayntiisa isagoo sheegay in marka ay xaalada dalka iska waraystaan shacabka iyo xukuumada Somaliland uu ka hadli doono arimaha xiligan ka taagan Somaliland. Related posts:Daawo:Musharaxa Madaxxweyne ee Xisbiga Ucid Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Xisbigiisu Maxkamad ... Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Cali Sandule Iyo Baashe C... Somaliland oo Ka Qayb gashay Shir Heer Caalami ah oo Lagaga Arrinsanayay Aafada Tahriibka oo Talyaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|