Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Aan Loo Ooyi Doonin Dadka Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Laayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Aan Loo Ooyi Doonin Dadka Reer Somaliland Ee Muqdisho Lagu Laayay!
February 27, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi oo ka qaybgalay aaska maxruum Axmed Aadan oo ah muwaadinkii labaad ee reer Somaliland ee si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay falalka gayiga somalida ku cusub ee maamulka muqdisho ku beegsanayaan muwaadiniinta kazoojeeda Somaliland isagoo sheegay in aan loo ooyay balse ay Somaliland ka tashadan doonto wixii ay ka yeelayso arimahan.

COMMENTS
LINKS