Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Hadlay Wiil Reer Somaliland Ah Ee Muqdisho Lagu Diley Sheegayna In Loo Haysto Madaxwayne Xasan Sheikh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Ka Hadlay Wiil Reer Somaliland Ah Ee Muqdisho Lagu Diley Sheegayna In Loo Haysto Madaxwayne Xasan Sheikh.
February 21, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Isfahan ee Somaliland iyo itoobiya isagoo jawaab kulul ka bixiyay eedaha ku lidka ah ee kasooyeedhaya maamulka madaxwayne xasan sheikh kuwaasi oo uu sheegay in aanay waxba ka badali Karin

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa dhigiisa somaliya ugu baaqay In uu naftiisa runta usheego islamarkaana aanu waxba ka badali Karin bada somalland bixisay iyo hawadeedaba

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa si adag uga hadlay muwaadin reer Somaliland ah oo si arxandaro ah loogu dilay magaalada muqdisho kaasi oo uu sheegay in dilkaasi loo haysto madaxwayne xasan sheikh iyo maamulkiisa oo marxuumkan udilay cadaawada ay uqaban reer Somaliland.

COMMENTS
LINKS