|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Subeer Awal Oo War Cusub Kasoo Saaray marxuumkii lagu dilay muqdisho!
February 22, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi iyo suldaanka guud ee beesha sacad muuse suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan oo uu weheliyo jiif caaqilka cabdi muxumed baadil iyo siyaasi cabdifataax cali cabdilaahi ayaa hoyga uu magaalada hargaysa ka degan yahay ku booqday aabaha dhalay marxuum cabdinaasir muuse dahable oo dhawaan si arxandaro ah loogu dilay muqdisho kaasi oo ay ka tacsiyadeeyeen geeridiisa Sidoo kale madaxdhaqameedkan ayaa faah faahin ka bixiyay Halka Ay Marayaan dadaalo lagu doonayay in lagu soo qaado maydka marxuumka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudida Dan Iyo Duco Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Shir Ah Oo Beesha Ciise Muuse Qabsanayso Iyo Fariin... Nagaad oo Fulisay Mashruuc Lagu Caawinayo Hooyooyinka Danyarta Ah Ee Ku Umula Xarumaha Caafimadka DAAWO;-Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Samcad Xumada Ay Jsl Ku Keentay C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|