Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo Go,aamo Culus Kasoo Saaray Faro galintii Lagula Kacay Saldanada Beesha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo Go,aamo Culus Kasoo Saaray Faro galintii Lagula Kacay Saldanada Beesha!
February 14, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka, waxgaradka iyo siyaasiyiinta Iyo aqoonyahanka beesha subeer awal oo kulan ku yeeshay magaalada hargaysa ayaa go,aamo culus kazoo saray farogalintii dhaqan ee lagula kacay Saldanada Guud ee beesha Subeer awal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS