Khilaafkii Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Lasoo Afjaray Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaafkii Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Lasoo Afjaray Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ka Hadlay!
February 27, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Khilaaf maalmihii udanbeeyay udhexeeyay xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa Iyo Maayar Mooge ayaa maanta lasoo afjaray kadib markii kulan uu agaasimay xoghayaha dawlada hoose ee hargaysa siciid nuur jaamac ay iskugu yimaadeen

Sidoo kale xoghayaha dawlada hoose ayaa ka warbixiyay kulankoogan isagoo shacabka caasimada hargaysa usheegay in lasoo afjaray khilaafkii golaha islamarkaana ay maanta gacmaha ishaystaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS