|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaafkii Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Lasoo Afjaray Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Ka Hadlay!
February 27, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Khilaaf maalmihii udanbeeyay udhexeeyay xildhibaanada golaha deegaanka degmada hargaysa Iyo Maayar Mooge ayaa maanta lasoo afjaray kadib markii kulan uu agaasimay xoghayaha dawlada hoose ee hargaysa siciid nuur jaamac ay iskugu yimaadeen Sidoo kale xoghayaha dawlada hoose ayaa ka warbixiyay kulankoogan isagoo shacabka caasimada hargaysa usheegay in lasoo afjaray khilaafkii golaha islamarkaana ay maanta gacmaha ishaystaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Meesha Cadow Iyo Cid Aanu Ku Duulnaa Ma Jiraan Oo Si Caadi Ah Ayaanu Ku Tagnay Waana Nalagu Soo Dhaw... Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Furay Shir Weyne Ku Saabsan Wada Shaqayn Dhex Mari Karta Wasaaradaha ... Maayir Ku Xigeenka Gabiley Iyo Xildhibaan C/samad Jamaado Oo Kormeer Indho-Indhay Ah Ku Tagay Degmad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|