Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Doorashada Iyo Dhawaaqa Maamulka Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Doorashada Iyo Dhawaaqa Maamulka Somaliya!
February 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo ururada ee lafilayo in dalka ka qabsoonta dabayaaqada 2024 iyo mawqifka xisbiga kulmiye

Sidoo kale Gudoomiye samaale ayaa jawaab ka bixiyay hadalada lidka ku ah Somaliland ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya ee xasan sheikh hogaamiyo.

COMMENTS
LINKS