Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Markii Uhoraysay ka Hadlay Wararka Sheegaya In Dalka Ingiriiska Lagu Xidhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Markii Uhoraysay ka Hadlay Wararka Sheegaya In Dalka Ingiriiska Lagu Xidhay!
February 6, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii Uhoraysay ka hadlay warar xukuumada iyo kooxo kale mudo sheegayeen oo ahaa in xirsi lagu xidhay dalka ingiriiska oo uu mudo safar ugu maqnaa

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa waxba kama jiraan tilmaamay isagoo shegay in aan maalin kaliya lagu xidhin Uk.

HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS