|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Kana Hadlay Xaalada Guud Ee Somaliland
February 9, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa kadib safar uu mudo ugu maqnaa dalka dibadiisa. Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dulaanka maamulka somaliya kusoo qaadeen Somaliland iyo muhiimada uu jsl uleeyahay heshiishkii is afgarad ee ay lagashay dawlada itoobiya Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii cunsuriyada lahaa ee ilhaan cumar kula kacday shacabka Somaliland isagoo baaq culus diray waxgaradka gobolka sool. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Go,aamada Xisbigoodu Qaatay Aanay Cidina Ka Wada Tasha... DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khaladaadka Ku Jira Odoroska Miisaan... Siyaasi Cabdiraxmaan Xaaji Nuur Oo Eedo Ujeediyay Xukuumada, Soona Dhaweeyay Hadalkii Odayaasha Mada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|