|
|||||
WAJAALE NEWS
“Gabiley Waa Meel Ilaahay Karaameeyay, Wuxu Iskugu Kiindaray Farihii, Aqoontii, Xoolihii, Iyo Dhul Istaraatiijiga”Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
February 22, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah haldoorka Somaliland kana tirsan xisbiga waddani oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad reer gabiley iyo hoganka xisbigu lahaa ayaa si qotodheer uga hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland hogaaminta madaxwayne, iyo sida ay Somaliland halista ugu jirto Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa si toos ah ula hadlay reer Gabiley isagoo ka waramay doorka ay ugu jiraan Somaliland arinta maanta looga baahan yahay.
Related posts:Raysal-wasaare Abiy Ahmed Oo Hogaamiye Cusub U Magacaabay Gobolka Tigrey, Soona Saaray Waaran lagu S... ''Talaabo Ayaanu Ka Qaadaynaa Gaadiidleyda Basaska Ee Lacagta Ku Kordhiya Shacabka''Badhasaabka G, M... Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Danta Laga Lahaa Kulanka Ka Dhacay Jabuuti Ee Wadahadalka Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|