Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehelada Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Ka Waramay Xogo Dheeraada Oo La Xidhiidha Dilkiisa Iyo Cida Ka Danbaysa!
February 19, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Garyaqaan Fahmi Dr Cali oo kamid ah eheladii marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo habeenkii xalay lagu dilay magaalada muqdisho ayaa ka waramay xogo dheeraada oo la xidhiidha dilkiisa cida ka danbaysay hadaladii udanbeeyay ee uu la wadaago eheladiisa intii aan la dilin ka hor.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS