|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024
February 29, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Safiirka Dawladda Ingiriiska Ufadhiya Somalia Iyo Somaliland maalintii shalay safar ku yimid dalka ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen.
“Waxaan la yeeshay dood kale oo ballaadhan Madaxweyne Muuse Biixi. booqashadii aan Hargeysa ku yimid, waa tii shanaad muddo toban bilood ka yar. Waxaan ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo hadda taagan oo ay ka mid yihiin muhiimadda ay leedahay doorashadu inay dhacdo bisha November, xorriyadda saxaafadda iyo arrimaha gobolka …” Ayuu yidhi safiirka oo qoraalkan ku soo qoray barta X
Related posts:Shirkada SOM Cable, SO Gasho Oo Daahfurtay Adeeg Cusub Oo Bulshada Usahlaya Waxbarashada Iyo In Ay S... DAAWO ; Qaarkamida Madaxdhaqameed Beesha Sacad Muuse Ee u Ololeeya Murashaxa Xisbiga Kulmiye Oo Ku ... Dawlada Ingiriiska Oo Madaxda Somaliya kala Hadashay Arimaha Doorashooyinka Oo khilaaf culus hadhee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|