Dawlada Itoobiya Oo Markale Shaacisay In Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Uu Waafaqsan Yahay Sharciga Caalamiga Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Markale Shaacisay In Heshiiska Ay Somaliland La Gashay Uu Waafaqsan Yahay Sharciga Caalamiga Ah!
February 24, 2024 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa markale cadaysay in heshiiska is afgarad ee ay la gashay Somaliland uu waafaqsan yahay xeerarka caalamiga islamarkaana aanu ka hor imanayn sharciyada utaala caalamka maadama ay jamhuuriyada Somaliland tahay dalka madaxbanaan

Dhanka kale dawlada itoobiya ayaa uquus goysay sheegashadii indho la,aanta ahayd ee maamulka somaliya.

COMMENTS
LINKS