Dawlada Hindiya Oo Qorshaynaysa In Ay Saldhig Milatari Ka Samaysato Xeebaha Somaliland
February 8, 2024 - Written by Editor:
HINDIYA(W,N)-Dawlada Hindiya ayaa sheegay in ay qorshaynayso sidii ay saldhig milatari uga samaysan lahayd xeebaha Somaliland kuwaasi oo maraakiibteeda ganacsi ka ilaaliya weerarada xuutiyiinta