DAAWO;-Dood Cilmiyeed ku Saabsan Heshiiska Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Cilmiyeed ku Saabsan Heshiiska Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya!
February 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dood Cilmiyeed kusaabsan heshiiska Is Afgarad ee Somaliland Iyo Itoobiya Dhawaan kala Sexeexdeen ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo lagu lafo guray muhiimada iyo faa,iidooyinka uu uleeyahay Somaliland.

COMMENTS
LINKS