Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee La Hirgaliyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee La Hirgaliyay!
February 10, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada wajaale ayaa soo dhaweeyay dhismaha wadada halbowlaha ee maamulka degmada ka hirgaliyay gudaha magaalada taasi oo isku xidhi doonta somaliland iyo itoobiya.

COMMENTS
LINKS