Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Warshadaha Wax Soo Saarta ee Gobolka Saaxil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Warshadaha Wax Soo Saarta ee Gobolka Saaxil
February 1, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada maalgashiga Somaliland oo uu weheliyo badhasaabka gobolka saaxil ayaa kormeer ku tagay qaarkamid ah warshadaha wax soo saarka ee magaalada berbera.

Warshadaha uu kormeerka kusoo mareen masuuliyiintani ayaa waxa kamid ah warshada soo saarta jiingada iyo masaabiirta oo ay hirgalisay shirkada Oomaar halkaasi oo ay masuuliyiinta warashada soo saarta jiingada iyo masaabiir ayaa warbixin kasiiyay qaabka ay ushaqayso warshadu

COMMENTS
LINKS