“Afar Nin Oo Baasto Loo Qaadey Istaahil Maaha Inaan Ujawaabo” Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Afar Nin Oo Baasto Loo Qaadey Istaahil Maaha Inaan Ujawaabo” Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal
February 7, 2024 - Written by Editor:

Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa  jawaab ka bixiyay kooxo madaxdhaqameed ah oo xukuumadu soo abaabushay oo sheegay in ay suldaan ka qaadeen xilkii saldanada subeer isagoo sheegay in wax lala yaabo ay tahay

COMMENTS
LINKS