Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hooyada Dhashay Oo Ka Hadashay Xadhigiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Hooyada Dhashay Oo Ka Hadashay Xadhigiisa!
February 5, 2024 - Written by Editor:

Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ayaa Saaka Aroortii Hore  Xabsiga Loo Taxaabay iyadoo ciidamo boolis kasoo xidheen gurigooga Iyo Hooyada Dhashay Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa Ka Hadashay Xadhigiisa iyo qaabka loo shirqoolay cida loo adeegsatay iyo xaqiiqada cida uu uxidhan yahay.

COMMENTS
LINKS