|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadaladii Ka Dhanka Ahaa Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Ee Kasoo Yeedhay Madaxda Maamulka Somaliya.
January 3, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa luuqad adag kula hadlay madaxda maamulka somaliya oo sida fiinta uga qayliyay heshiishkii dhexmaray Somaliland iyo dawlada itoobiya isagoo ugu baaqay maamulka somaliya in aanay ku daalin sheegashada Somaliland islamarkaana ay dadka Somaliland utaalo wixii dan ugu jirto dalkooga, Sidoo kale xisbiga waddani ayaa ka hadlay heshiiska ay kala sexeexdeen madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya oo dhinac kastaa ka bixiyay tafaasiil ubaahan in si qotodheer loo darso . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiiradda Qorshaynta iyo Arrimaha Bulshada Oo ka Qayb-Galay Kulan Dhalinyarada Reer Burco Lagaga Wa... DAAWO;-Musharax Maxamed Cabdilaahi Jawaan Oo Shaaciyay In Uu Ka Tanaasulay Hankiisii Musharaxnimo+ S... DAAWO;-Siyaasi Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Marin Habaabinayso Qorshihii Hanti Dhowrka Cid Gaara ah L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|