|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Xil Maxamed Abiib
January 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdikariim Maxamed dheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay xildhibaan maxamed abiib oo isagu masuuliyiinta wasaarada maaliyada ku sheegay in ay yihiin reer kaliya Sidoo kale Xildhibaan Cabdikariim ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhigiisa maxamed abiib isagoo ugu baaqay in uu bulshada kala xishooda hadalada deelqaafka ah ee uu caadaystay.
Related posts:DAAWO; Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Weedhihii Laga Jeed... Gudoomiye Wali Oo Sheegay Hadii Xukuumada Madadwxayne Biixi Waxka Qaban Waydo Xaaladaha Taagan Ay Ha... Gudida Baadhista Xasuuqa Somaliland Oo Caalamka ka Dalbaday In Maxkamad Deg Deg Ah Lasoo Taago Cabdi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|