|
|||||
WAJAALE NEWS
Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Oo Haayada Sirdoonka Jsl Ku Amartay In Kiiska Gudoomiyaha MMTV Ay Ku Wareejiyaan Ciidanka Booliska
January 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ahna Madaxa xafiiska Xeer ilaalinta Gobolka Maroodijeex, Cabdiraxmaan Iid Maxamed, ayaa ku Amray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee Somaliland in uu Kiiska Guddoomiyaha MM-TV ku Wareejiyo Hogaanka Baadhista Dambiyada Ee Booliska. Amarka Xeer ilaaliyaha ayaa soo baxay kadib markii shalay Maxkamad Militeri la Horgeeyay guddoomiyaha MM-TV, Maxamed Cabdi Ilig oo Xidhan Maalintii 9-aad.
Related posts:DAAWO; Mas'uuliyiinta XISBIGA WADDANI Oo Soo Dhawayn Balaadhan Ku Qaabilay Qaar Ka Mid Ah Haldoork... DAAWO; Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ay Weheliyaan Shaqaale Waynaha Wasaaradu Oo Howlgal Lagu Darye... DAAWO; Cilmi Baadhis Lagu Iftiimiyay In Aanay Somaliya La Jaan Qaadi Karin Isbadalka Ka Socda Geesk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|