|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ciidanka Booliska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
January 7, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kullan muhiima la qaatay saraakiisha ugu saraysa Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland. Kullankan Wasiirku la qaatay Taliyaasha Ciidanka Booliska, Taliye qaybeedyada iyo saraakiisha kale ee Ciidanka Booliska ayaa ku saabsanaa dardargelinta shaqada culus ee ciidanka Boolisku u hayaan bulshada iyo guud ahaan Qarankaba. Wasiirka ayaa faray masuuliyiinta kala duwan ee Ciidanka Booliska adkaynta amniga guud iyo wada shaqaynta laamaha Amniga.
Related posts:DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Agabar. Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Eretria Oo Gaadhey Dalka Konfurta Sudan Iyo Ujeedadooda ... M/wayne Silanyo Oo Dhambaal Codsi Ah U Diray Boqorka Dalka Sucuudiga Kana Codsaday In Uu Xayiraada K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|