Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kasoo Yeedhaya Somaliya,Sheegayna In Aanay Waxba Yeeli Karin Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kasoo Yeedhaya Somaliya,Sheegayna In Aanay Waxba Yeeli Karin Somaliland.
January 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr ciise kayd ayaa jawaab ka bixiyay hadalo maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhayay maamulka somaliya kuwaasi oo ay ku dhaleecaynayeen heshiiska Somaliland iyo itoobiya wada gaadheen isagoo sheegay in aanay waxba yeeli Karin madaxbanaanida Somaliland iyo heshiisyada ay la gasho wadamada caalamka iyo kuwa jaarka ee itoobiya kamidka tahay.

COMMENTS
LINKS