Warbaahinta Carabta Oo Siwayn Wax Uga Qortay Qadiyada Madaxbaaninada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbaahinta Carabta Oo Siwayn Wax Uga Qortay Qadiyada Madaxbaaninada Somaliland.
January 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah warbaahinta ugu afka dheer ee kazoo baxa dalalka carabta ayaa siwayn utaageeray qadiyada madaxbaaninada Somaliland iyo heshiiskii ay dhawaan la gashay dawlada itoobiya.

Sidoo kale warbaahinta carabta ayaa ka waramay kala duwanaanshaha Somaliland iyo somaliya iyo sidii ay xoriyada ukala qaateen.

COMMENTS
LINKS