|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!
January 8, 2024 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Tani Iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Qaranka oo safar shaqo ku tagay dalka Itoobiya ayaa la kulmay dhigiisa Dalka Itoobiya General Birhanu Julana. Taliyayaasha Ciidamada Milatariga labada Dawladood ee Itoobiya iyo Somaliland Ayaa waxay ka wada hadleen xidhiidhka dhinac milatari ee ka dhaxeeya labada Dal iyo sidii kor loogu sii qaadilaha xiligan.
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|