|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
January 9, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hoggaanka HawlGelinta Ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Abdi Abdilahi Xasan iyo Saraakiil uu Hogaaminayo ayaa garoonka diyaaradaha Ee Caasimada hargaysa ku soo dhaweeyay wafdigii Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL ee hawlaha shaqo u joogay wadanka Ethiopia. Galabtana dalka dib ugu soo laabtay. Taliyaha ciidanka qaranka ayaa kulamo iyo is afgarad ay wada yeesheen Taliyaha ciidanka Ethiopia ay isla meel dhigeen iskaashiga labada ciidan intaa kadib Taliyaha ayaa ku soo guryo noqday wadanka.
Related posts:Gudomiyaha Xisbiga WADANI Oo Si Sharciyeysan U Iftiimiyey Dariiqyada Loo Maro Marka La Doonayo In La... AKHRI; Maxkamad Sare Oo Go’aamo Mucaaridka ka Farxiyay Kasoo Saartay Khilaafkii Asxaabta Iyo Xukuum... Xogo Dheeraada Oo Laga Helayo Qarax Walaxeed Ka Dhacay Magaalada Wajaale Oo Sobobay Dhaawaca Hal Qo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|