Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudida Cusub Ee Hoodaale Iyo Nuxurka Go,aamada Uu Faray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Gudida Cusub Ee Hoodaale Iyo Nuxurka Go,aamada Uu Faray!
January 30, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha subeer awal ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay gudida cusub ee hoodaale ee beesha sacad muuse oo dhawaan loo doortay hogaan cusub

Sidookale suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa go,aamo kasoosaray dadka magaca beesha ku hadlaya ee hadalada umada kala fogaynaya kula kacaya beelaha kale ee reer Somaliland

Dhanka kale suldaanka guud ee subeer awal ayaa sheegay in mawqifka beeshuusi uu yahay in ay beelah reer Somaliland kuwada noolaadaan wanaag islamarkaana aanu beesha matalin cid umada kala fogaynaysa.

COMMENTS
LINKS