|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Mawliid Cali Sabayse Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Suldaan Cabdiraxmaan Good, Sheegayna In Ay La Qaateen Colaada Uu Iclaamiyay!
January 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “sabayse” oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda beesha sacad muuse ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan cabdiraxmaan good oo kamid ah madaxda dhaqanka beelaha garxajis isagoo sheegay in ay la qaateen colaada uu shaaciyay . Sidoo kale Suldaan Mawliid cali Sabayse ayaa sheegay in beesha uu kazoo jeeda suldaan cabdiraxmaan good ay iclaamiyeen dagaal isagoo beesha subeer awal ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Siyaasi Shaaciyay In Reer Awdal Aanay Gelaynin Doorashada Golaha Wakiiladda Iyo Sobobta!! Xldhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Ceel Afwayn Iyo Baaqa Uu Udiray Suldaanka ... Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha De... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|