Siyaasi Cali Waran Cade Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Lidka Ku Ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhaya Maamulka Somaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Waran Cade Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Lidka Ku Ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhaya Maamulka Somaliya
January 15, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed warancade oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay sobobta maamulka somaliya saska uga qaadeen heshiiskii somaliland la gashay dawlada itoobiya isagoo banaanka keenay arimaha ku kalifay in ay sidaa cadaawada leh uga hadlay arimaha somaliland iyo aqoonsigeedaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS