SHIRKADA SAGAL JET IYO QAABKII AY U ABAALMARISAY SHAQAALEHEEDII UGU WANAAGSANAA SANADKA | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
SHIRKADA SAGAL JET IYO QAABKII AY U ABAALMARISAY SHAQAALEHEEDII UGU WANAAGSANAA SANADKA
January 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada sagal jet oo habeenkii xalay magaalada hargaysa ku qabatay munaasibada 17aad guuradii aas aaska shirkada ayaa waxay abaalmarino qaaliya gudoonsiisay shaqaalihii ugu wanaagsnaa sanad ee shirkada iyo shakhsiyaad kale oo ay ku abaalmarisay dadaalada ay dhinaca arimaha bulshada iyo xirfadooda ku mutaysteen.

COMMENTS
LINKS