Shirka Dib U Eegista Qorshayaashii 2023 Iyo Qorshaha 2024 Haayadaha Gobolka Oo Ka Furmay Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Dib U Eegista Qorshayaashii 2023 Iyo Qorshaha 2024 Haayadaha Gobolka Oo Ka Furmay Gabiley!
January 6, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo duqa degmada gabiley ayaa maanta furay shirka dib u Eegista Qorshayaashii 2023 Iyo qorshaha 2024 Ee Haayadaha degmada gabiley oo maanta ka furmay hoolka dawlada hoose ee gabiley kaasi oo socon doono mudo laba cisho ah.

COMMENTS
LINKS