|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kazoo Yeedhay Culimada Muqdisho.
January 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay mayaan ay soo saareen culimada magaalada muqdisho ee somaliya kuwaasi oo ka hadlay heshiiska Somaliland iyo itoobiya isagoo sheegay in bayaanka culimadani aanu ku dhisnayd cilmi diineed balse uu ahaa mid Siyaasad ah Sidoo kale sheikh cabdiraxman dheere ayaa culimadaasi ugu baaqay in ay ka waantoobaan in ay diinta u adeegsadan sifo aanu jidayn islaamku. Related posts:DAAWO;-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Ka Hadlay Xaalada Wax Soo Saar Ee Dalka, Digniina Udiray Haay... Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaaliya Iyo Qaybo kamida Somali... DAAWO; Heesta Cusub Ee "Bulsho" Oo Lagu Dhaliilayo Hogaaminta Siilaanyo;"Dadka Iyo Dalka Oo Midaysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|