Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Wajaale Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
January 4, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalo xuduudeedka Tog wajaale ee Gobolka Gabiley ayaa isku soo bax balaadhan ku taageeray heshiiskii ay kala sexeexdeen madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya

Maamulka degmada wajaale oo shacabka kala soo qaybgalay isku soo baxan ayaa fariin udiray cidkasta oo cadowga Somaliland ah islamarkaana bogaadiyay heshiiska itoobiya iyo Somaliland.

COMMENTS
LINKS