Shacabka Magaalada Burco Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Burco Oo Caawa Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya.
January 4, 2024 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa caawa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan heshiiskii ay wada gaadheen somaliland iyo itoobiya iyagoo dhanka kale fariin culus udiray maamulka somaliya ee ku mashquulay arimaha somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS