|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Dhawaaqyada Ku lidka Ah Ee Maamulka Somaliya!
January 6, 2024 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland eek u dhaqan dalka Canada ayaa si qotodheer uga hadlay muhiimada uu Somaliland uleeyahay heshiiska ay dhawaan madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen kaasi oo ku tilmaamay in uu yahay mid taariikhiya Sidoo kale Prof meecaad ayaa jawaab ka bixiyay hadalada iyo qaylada ku lidka ah ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawlad Kenya Oo Sheegtay Inay Danaynayso Inay Heshiis Dhinacyo Badan leh La Gasho Dawlada Somaliland... Midowga Afrika Oo Ku Dhawaaqay Tirada Waddamada Afrikaanka Ah Ee Uu Ku Faafay Cuddurka CORONAVIRUS, Gaadiid Qasaare Soo Gaadhsiiyey Wadada La Macmalay Ee U Dhaxaysa Kalabaydh Iyo Wajaale oo khilaaf ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|