|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya Iyo Dhawaaqyada Ku lidka Ah Ee Maamulka Somaliya!
January 6, 2024 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland eek u dhaqan dalka Canada ayaa si qotodheer uga hadlay muhiimada uu Somaliland uleeyahay heshiiska ay dhawaan madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen kaasi oo ku tilmaamay in uu yahay mid taariikhiya Sidoo kale Prof meecaad ayaa jawaab ka bixiyay hadalada iyo qaylada ku lidka ah ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Qarxay Golaha Deegaanka Gabilay Iyo Xildhibaano Galka Seefta Ka Saa... Afhayeenka TPLF Oo ka Hadlay dagaaladii Udanbeeyay Ee Dhexmaraya Dawlada Fadaraalka Iyo Diyaarad Ay ... Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Gudida Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|