|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ninka Maanta Suldaan Sheegayana Ee Habar Awaleey Diyaar Garooba Leh, Isagoo Dalkii Haysta, Anigu Caadi…Abaadir Cabdi Xuseen.
January 25, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Abaadir Cabdi Xuseen oo kamid ah dhalinyarada beesha subeer awal ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhiilo colaadeed xanbaarsanaa oo maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan mawliid sabayste Sidoo kale Aqoonyahan abaadir ayaa xaal iyo raali galin ka bixiyay hadalka suldaan isagoo sheegay in aan aanta la joogi xiligii suldaan sheegayana in uu ku hadlayo af beel uu bulshada walaalaha ah colaad ka dhex hurin lahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://www.facebook.com/yuusuf.hirsi/videos/349826554512474 Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|