Masuuliyiin Katirsan DDS Oo Xadhiga Ka Jaray Huteel Casriya Oo Laga Furay Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan DDS Oo Xadhiga Ka Jaray Huteel Casriya Oo Laga Furay Magaalada Wajaale.
January 20, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiiro katirsan maamulka dawlad deegaanka somalida, madaxdhaqameed iyo maamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa xadhiga ka jaray huteelka Dhaqan Dhawr oo dib uhabayn iyo casriyay lagu sameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS