Madaxwaynaha Somaliland Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiis Xasaasiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliland Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Kala Sexeexday Heshiis Xasaasiya!
January 1, 2024 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii Uu Hogaaminayo oo safar ku joogay dalka itoobiya ayaa waxay maanta kala sexeexdeen heshiish caalamiya oo la xidhiidhi sidii itoobiya u heli lahayd bad ugaara badda Somaliland islamarkaana ay ka samaysato bays ciidan.

Sidoo kale Madaxwaynaha Somaliland oo ka hadlay heshiishka ay kala sexeexdeen raysawasaare Abiye Ahmed ayaa sheegay in Somaliland bada ay siisay itoobiya ay kaga badalatay in dawlada itoobiya noqoto dalkii uhoreeyay ee aqoonsada madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS