|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeeshay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Urur Siyasadeedyada Somaliland!
January 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoraal kasoo baxay qasriga madaxtooyada Somaliland islamarkaana uu ku sexeexan yahay Xoghayaha Gaarka ah Ee Madaxwaynaha Somaliland Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa marti qaad loogu fidiyay hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo Urur siyaasadeedyada Somaliland iyadoo laga dalbaday in ay kazoo qaybgalay kulan uu madaxwaynuhu iskugu yeedhay asxaabta iyo madaxda ururada Somaliland kaasi oo maalinta bari ah ka dhici doono qasriga madaxtooyada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland oo deeqo kala duwan gaadhsiisay Cusbitalka Guud ee Harge... War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada War Saxaafadeed Soo Saarey, Kagana Hadlay, Ergadii Ga... “Musharax Cabdikariim Waxaan Ugu Baaqay In Uu Canbaareeyo Xadhiga Shucayb, Oo Uu Cadeeyo Mawqifkiisa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|