|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Dawlad Deegaanka Ee Jig Jiga!
January 3, 2024 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo ku guda jira Safarkii shaqo ee Dalka Ethiopia ayaa soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida. ![]() RemasterDirector_1a5c03258 Waxaana Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaarka diyaaradaha ee Garaad Wilwaal ku soo dhaweeyey weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida,Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku xigeenkiisa iyo madaxda kala duwan ee dawlad deegaanka.
Related posts:Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo ka hadlay Qaabku Uu Udhacay Shilal Iska Daba Dhacay ... Dib U Habayntii Town Planka Magaalada Tog Wajaale Oo Beri La Bilaabayo Iyo Gudidii Loo Xil Saaray Oo... Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland oo deeqo kala duwan gaadhsiisay Cusbitalka Guud ee Harge... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|