Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Booqday Deegaanka Aw Barkhadle Iyo Arimaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Booqday Deegaanka Aw Barkhadle Iyo Arimaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen!
January 5, 2024 - Written by Editor:

AWBARKHADLE(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo masuuliyiin xukuumada katirsan ayaa lagu casuumay maanta deegaanka awbarkhadle oo katirsan gobolka maroodi jeex

Masuuliyiintan  uu maayarku horkacayo ayaa indhahooga kusoo arkay dhibaatada haysata bulshada ku dhaqan deegaanka awbarkhadle oo ay dhib wayn ku hayso wado la,aan.

COMMENTS
LINKS