|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Somaliya Oo Sas Ka Qaaday Heshiishkii Somaliland Iyo Itoobiya.
January 2, 2024 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Maamulka somaliya ee uu gadhwadeenka ka yahay xasan ayaa sas ka qaaday heshiishkii maalintii shalay ay wada gaadheen madaxwaynaha jsl iyo raysawasaaraha itoobiya kaasi oo itoobiya ay sheegtay in aqoonsanayso jamhuurtiyada Somaliland Hadaba ilaa shalay intii uu soo baxay heshiishka dawladaha somaliand iyo itoobiya ayaa waxaa maamulka somaliya iyo madaxdii hore ee soo martay kazoo yeedhaysa qaylo dhaan ay Golaha wasiirada iyo madaxwayne xasan sheikh oo isku yimid ayaa go,aamo kazoo saaray heshiiskan iyagoo ku doodaya in ay Itoobiya ku xadgudubtay somaliya HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHFAN; Related posts:Roobab Habeenkii Xalay Ahaa Ka Da,Ayey Gudaha Iyo Nawaaxiga Hargeisa Oo Waxyeelo Soo Gaadhsiiyey Dad... Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Ku Dhawaaqay Shirkada Ku Guulaysatay Dhismaha Xarunta Kay... Madaxtooyada Waxa Fadhida Guurti Aan Shaarubo Lahayn Oo Aynaan Ogayn, Dalkana Ma Xukumi Karto” COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|